WARARKA Tababar ku saabsan mudnaansiinta mashaariicda kaabayaasha dhaqaalaha oo lagu qabtay Cadaado. By admin - February 5, 2025 0 17 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan oo ahaa mid lagu baran doono mudnaansiinta kabayaasha dhaqaalaha ayaa waxaa ka qeyb galay agaasimayaasha iyo howlwadeennada degmada Cadaado. waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/02/warka-cadaado-by-sahro.mp3 Share this:FacebookX