Madaxweynaha Hirshabelle oo Jowhar Ka daahfuray Bandhiga waxqabadka daqliga Maaliyadda.

0
35

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa daah-furay kulanka bandhigga waxqabadka 2024 iyo qorshaha 2025 ee Wasaaradda Maaliyadda maamulka Hirshabeelle.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here