Gabdho Ku nool Jowhar oo bilaabay wacyigelin ku Saabsan Horumarinta Caafimaadka deegaanka.

0
52

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gabdhaha aqoonyahanada ah ee ku dhaqan Magaalada Jowhar  caasimadda Hirshabelle ayaa door weyn  ka qaata horumarinta caafiimadka bulshada kuwaa oo sameeyay wacyi galin kala duwan oo la xiriira waxyaabaha saameynta ku yeelan kara bulshada islamarkan loogu hortagi karo cudurada halista ah .

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here