Jowhar- (Isnaay Radio)- Xifdinta Qur’aanka Kariimka waa mid kamid ah caadooyinka wanaagsan ee laga dhaxlo dhaqanka Islaamka, waana sharaf ay dadku ku helaan darajo sare adduun iyo aakhiraba
Ahmed Cusman Maxamed waxa uu ka mid yahay macallimiinta dugsiyada qur’ aanka Kariimka ee Magaalada Jowhar waxa uu ka warbixiyay heerka waxbarashada Caruurta isagoona hoosta ka xariiqay in waalidiintu ay door muhiim ah ka ciyaaraan horumarinta barashada Qur’aanka Kariimka ee Carruurtooda .
Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Xaliima Cali Ibraahim.