Ra’iisul wasaare Xamsa oo dhaggax dhigay mashruuc Ganacsi oo casri ah.

0
10

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta dhagax dhigay Mashruuca weyn ee Sima oo ka kooban 5-Star Hotel oo ah kii ugu horeeyay ee noociisa ah ee dalkeennu yeesho iyo suuq (Mall) weyn oo ay u dhameystiran yihiin dhammaan adeegyada suuq casri ah looga baahanyahay

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here