Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay daladda Caafine oo ah madal ay ku mideysanyihiin xarumaha caafimaadka sida gaar ah loo loo leeyahay waxaana kulanka lagu diiwangalinayay goobaha cusub ee caafimaadka ee ku yaala Magaalada Muqdisho.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.