Dhalinyarada Jowhar oo ka hadlay kalainta ay ka qaadan karaan doorasho qof iyo Cod ah

0
27

Jowhar (Isnaay Radio)-Dhalinyaradu waa laf-dhabarta bulshada, waxayna door muhiim ah ka ciyaari karaan hannaanka dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka qof iyo cod ah. Iyadoo la tixgelinayo tirada badan ee dhalinyarada ka-qaybgalka doorashooyinku wuxuu fursad u siinayaa inay saameyn togan ku yeeshaan jihada siyaasadeed ee dalka.

Waxaa SooJeedineysa:-Xaliima Cali Ibrahim

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here