Jowhar (Isnaay Radio) Kahor burburkii Dowladdii dhexe ee Dalkeena Soomaaliya waxaa ka jiray goobo waxbarasho oo ay waxku bartaan Dadka waaweyn kuwaasi oo la bari jiray xirfadaha gacanta iyo Aqoonta guud.
burburki kadib waxaa Meesha ka baxay Qorshayaasha Waxbarasho ee dadka seegay xilliga waxbarashada.
hadaba qaar kamid ah dhallinyarada Magaalda jowhar ayaa ku baaqay inla hirgaliyo goobaha waxbarashada dadka waaweyn si isbadal bulsho loo gaaro.
Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Cabdifataax Axmed Macloow.