Wasaaradda Maaliyadda Dalka oo Canshuur dhaaf usameeysay Xarumaha kashaqeeya Adeegyada Caafimaad.

0
77

Jowhar (Isnaay Radio) Shirar heerar kala duwan soo maray, misna muddo soo socday oo ay wada yeesheen Masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda iyo Ururada Dhaqaatiirta iyo Cusbitaalada Dalka ayaa maanta si rasmi ah ay natiijo wax ku ool ah uga soo baxday, iyadoo looga dhawaaqay in lagaca dhaafay Cashuuraha iibka adeegyada Caafimaad ee Cusbitaalada iyo Rugaha bixiya adeegyada daryeelka caafimaadka.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Cabdifitaax Axmed Macloow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here