Jowhar (Idaacadda Isnaay) dhawaan Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa ku dhawaqay Ololaha Nadaafadda Deeganka kaasi oo ka dhacaya guud ahan Degmoyinka Gobolka Banaadir ayadoo la fulinayo amaradaasi ayaa Maamulka iyo Bulshada Degmada Wadajir waxa ay gudaha degmadaasi ka sameeyeen Ololaha Nadaafada Waaxaha Degmada Wadajir
Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Cabdifataax Axmed Maclow.