Dowladda Soomaaliya Iyo Qaramada Midoobay oo kawada hadlay Horumarinta Warbaahinta Soomaaliya.

0
34

Jowhar (Idaacadda Isnaay) Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka gaarka ah ee KMG xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ambassador James Swan.

Wasiirka iyo Danjire Swan ayaa ka wadahadlay doorka Warbaahinta Qaranka ay ka qaadaneyso ajandayaasha muhiimka ah ee dalka, sida arrimaha dib-u-heshiisiinta, doorashooyinka iyo arrimaha kale ee hortebinta u Ieh Soomaaliya.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Cabdiwahab Cadoow Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here