Madaxweynaha Dalka oo kaqeybgalay Shirweynaha Tamarta Africa.

0
34

Jowhar-(Isnaay Radio)-  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania, si uu uga qayb galo Shirweynaha Tamarta Afrika ee “Mission 300”, oo Kafurmay Magaaladaasi..

Shirkan oo sanadkan ku saleysan Dardargelinta Helitaanka Tamarta la jaanqaadi karta Horumarka Waara ayaa waxaa isugu imaanaya madaxda sare ee dalalka Afrika, hay’adaha caalamiga ah ee horumarinta, shirkadaha gaarka loo leeyahay iyo khubarada ku xeel dheer arrimaha tamarta.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Cabdiwahab Cadoow Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here