Tababar kor looga Qaadaayey xirfada shaqaalaha dowlada hoose oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo

0
49

Jowhar (Idaacadda Isnaay) – Wasarada Arimaha gudaha ee fadaraalka iyo dibb u Heshiisiinta Dowlada Gobolledka Jubbalan ayaa Tababar u qabtey Shaqaalaha Dowlada Hoose ee Degmada Kismaayo kaasi oo ay goob joog ka ahaayeen maamulka degmada qaar ka mid ah howl wadeenada wasarada iyo Masuuliyiin kale.

Waxaa SooJeedineysa: Xaliima Cali Ibrahim

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here