Bulshada Magaalada Hargeysa oo soo dhaweeyay Mushaar kordhin loo sameey Ciidamada Soomaaliland.

0
78

Jowhar-(Isnaay Radio)- Dhawaan ayey Eheyd markii uu Madaxweynaha maamulka soomaaliland Cabdiraxman Ciro oo mushaar kordhn u sameeyay Ciidan maamulka somaaliland taasi oo ay soo dhaweyeey qeybaha kale duwan ee bulshada ku nool deegaamada maamulkaasi .

Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Tima Cadde

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here