Jowhar-(Isnaay Radio)- Magaalada Jowhar waxaa ka soconaaya dhismaha wadooyinka xiriiriya Xafadaha Horseed iyo Hanti- Wadaag kuwaasi oo ka muqday bur bur xogaaan waxaana dhibaato ku qabay darawada ka xeeya gawaarida iyo mootooyinka.
Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen.