Jowhar-(Isnaay Radio)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin-Jabinaayeen 7 arday oo baratay Xifdinta qur’aanka kariimka Islmarkaana ka aflaxday Machadka Muscab Binu Cumeer.
Waxaa SooJeedineysa :- Xaliima Cali Ibrahim