Jowhar-(Isnaay Radio)- Barakacayaasha ku nool Magaalada Jowhar ee Caaimada maamulka Hirshabeelle gaar ahaan Xaafadda Horseed ay wajahaya Xaalad nololeed oo adag iyaga oo u baahan gargaar deg deg ah oo bini’aadantinimo.
Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim.