Jowhar-(Isnaay Radio)- Sida ay sheegayaan khuburada ku taqasustay Cilmiga Badaha iyo Kalluumaysiga, waxaa jira in xilligan caqabado badan oo haysta kalluumaysatada Soomaalida.
Dhibaatooyinka waxaa ka mid ah taya-xumada doomaha iyo qalabka kalluumaysiga, iyadoo intaasina ay dheertahay isgaarsiin la’aan ka jirta gudaha badda, taasoo keenta in aan la ogaanin shilalka kadhaca badda gudaheeda.
Warbixintan waxaa inoo soo Jeedineeysa:- Sahro Cabdi Xuseen.