Jowhar-(Isnaay Radio)- Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) iyada oo ka duulaysa bedqabka, habsami usocodka duulimaadyada iyo ilaalinta xuquuqda shacabka soomaaliyeed ee safraya, ayeey HDRS waxa ay u cadaynaysaa shacabka Soomaaliyeed in howlaha safarada gudaha iyo dibadda ay caadigoodii u socon doonaan Maanta oo ay Taariikhdu ku beegantahay 22/01/2025.
Dowlada Federaalka Soomaaliya waxaa markasta waajib ka saaranyahay in ay daboosho baahida Shacabka safraya dal iyo dibad.
Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Mohamed Nor Hussein