Jowhar-(Isnaay Radio) Wasiirka Wasaaradda Dhallinyada iyo Ciyaaraha Soomaaliland oo uu wehliyo Agaasimaha guud ee Wasaaradaasi ayaa kormeer ku tagay Garoonka Kubadda Cagta Xaaji Dahir ee Magaalada boorama.
Ujeedka kormeerkan ayaa ahaa in dib u dhis lagu sameeyo Garoonka boorama si uu unoqdo Garoon marti galin kara qeybaha kala duwan ee ciyaaraha Soomaaliland.
Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Sahro Cabdi Xuseen.