Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhulka ku yaala duleedka Degmada Balcad oo muddo lagu muransanaa, ayaa ugu dambeyn heshiis laga gaaray. Heshiiskan ayaa ka dhacay ka dib wada-hadal dheer oo dhexmaray dhinacyadii isku hayay arrinta, iyadoo dadaal dheeraad ah ay muujiyeen odayaasha dhaqanka, maamulka deegaanka, iyo dhinacyada kale ee daneeya.
Waxaa SooJeedineysa :- Xaliima Cali Ibrahim