Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka wasaaradda qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul isaanka Xukuumada faderaalka Soomaaliya ayaa kulan la qaadatay qaar ka mid ah ururada bulshada rayidka ee ka howlgala Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.