Wasaaradda warfaafinta Soomaaliya iyo Jaamacadda Muqdisho oo gaaray heshiis horumarineed.

0
56

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa maanta xarunta Wasaaradda Warfaafinta kulan gaar ah kula yeeshay maamulka Jaamacadda Muqdisho oo uu horkacayo Guddoomiyaha Jaamacadda Dr. Ibraahim Maxamed Mursal.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here