Kulan looga hadlayay sidii loo garab istaagi lahaa dadka kasoo barakacay abaarta oo Jowhar lagu qabtay.

0
43

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulanka oo ay soo qaban qabisay wasaaradda gar gaarka iyo mareynta masiibooyinka maamulka hirshabeelle ayaa ujeedkiis ahaa sidii loo caawin lahaa dadka ay saameysay abaarah ku dhuftay deegaanad qaar ee ka tirsan maamulka hirshabelle.

waxaa soo jeedineysa ; – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here