Tababar kor loogu qaadayo Aqoonta shaqaalaha Gobolka Banaadir oo ka Furmay Muqdisho

0
34

Jowhar- (Isnaay Radio)- Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa daah-furay Tababar Aqoon kororsi oo sare loogu qaadaayo Aqoonta iyo Xirfada qaar ka mid ah howlwadeenada Maamulka Gobolka Banaadir, waxaana goobjoog ka ahaa Agaasimaha Guud ee Xafiiska Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Ismaaciil Cali Sheekh Nuur iyo Agaasimaha shaqada iyo shaqaalaha Maamulka Gobolka.

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here