Kulan looga hadlayay Horumarinta Caafimaadka oo lagu qabtay Degmada Balcad.

0
28

Jowhar– (Isnaay Radio)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Hirshabelle ayaa kormeer kutagay Isbitaalka Guud Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay Maamulka Isbitaalka iyo Shaqaalaha Xildhibaano katirsan Maamulka Hirshabelle.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Sahro Cabdi Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here