Jowhar-(Isnaay Radio)- Guddoomiyihii hore Ee Baarlamanka Hirshabelle Shiikh Cusmaan Barre Maxamed oo kahadlay howlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Hirshabeelle ayaa tilmaamay in shaqo Wanaagsan ay wasaaraddu ka qabatay dhinaca Dowlad dhiska iyo arimaha Asaasiga u ah Dowladnimada waxaana bulshada uu ugu baaqay in aay ka wada qeybqaatan Howlaha dib udhiska ee wasaaraddu ay wado .
Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Cabdifataax Axmed Maclow