Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka Soomaaliyeed ayaa inta badan waayadan dambe waxa ay si aad isticmalkiisa u bilaabeen gaaska cuntada lagu karsada kaas oo meesha ka saaray isticmaalkii badnaa ee dhuxusha laga sameeya dirta oo nabaad guur u geysatay deegaanka.
Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.