Barakacayaal ku nool Dhoobley oo codsaday gurmad Bini’aadannimo.

0
64

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kaamka jiroole waxaa uu kamid yahay kaamamka ku yaala Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa ku nool in ka badan 500 qoys oo siyaaba kala duwan uga soo barakacay Deegaanadii ay hore u daganaayeen.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here