Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Heshiis horudhac ah ayaa laga gaaray colaaddii ka taagneyd deegaano ka tirsan Gobolka Mudug, taasoo muddooyinkii dambe dhibaato xooggan ku haysay dadka deegaanka, gaar ahaan dhinacyada nabadda, dhaqaalaha, iyo nolasha bulshada ku nool halkaas.
Waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.