Hirshabelle oo wadda qorshe lagu horumarinayo degmada Mahadaay.

0
50

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dowladda goboleedka Hirshabeelle, Mudane Abdi Dahir Guure Karoore, ayaa si cad u muujiyay rabitaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle ee ah in degmada Mahadaay ay gaarto heer sare oo horumar ah, kana mid noqoto degmooyinka hormuudka u ah isbeddelka gobolka. Hadalkan wuxuu xambaarsan yahay fariin ku saabsan dhiirigelinta horumarka Mahadaay si ay ula tartanto degmooyinka kale ee gobolka, iyadoo loo marayo qorsheyaal kala duwan oo wax ku ool ah.

Waxaa soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here