Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shirkan jaraaid oo uu qabtay magaalada Kismaayo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Kaluumaysiga kheyraadka iyo Badda Dowalad gobaleedka Jubbaland mudane Maxamed Cumar ayaa wax uu kaga hadalyaa khataraha ka jira xiligaan Badda.
waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.