Ingiriiska oo beegsanaya magafeyaasha

0
48

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dowladdda Ingiriiska ayaa sheegtay in ay beegsanayaan magafayaasha dadka kasoo tahriibiya biyo mareenka u dhaxeeya Faransiiska iyo Britain.

Arrintan ayaa imineysa kaddib markii afar maalmood gudahood ay 1,500 oo qof soo gudbeen, halka doon ay saarnaayeen 50 qofna ay qaraqantay oo ay ku dhinteen saddex qof. Warbixintan waxaa London nooga soo diray Abdihafid Awil Ismael.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here