Madaxweynaha Somaliland oo kulan la qaatay Hoggaamiyaashii hore ee Maamulkaas.

0
53

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa dhawaan kulan muhiim ah oo wada-tashi ah la yeeshay madaxweynayaashii hore iyo madaxweyne-ku-xigeennadii hore ee Somaliland.

Kulankan oo ka dhacay qasriga madaxtooyada ayaa la rumeysan yahay inuu diiradda saaray arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin xaaladda siyaasadeed ee dalka, nabadgelyada, iyo isbeddelada ay dowladdu wado.

Waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here