Man United Oo Guuldaro Xanuun Badan Kala Kulantay Wolves

0
27

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda martida loo ahaa ee Wolves ayaa kasoo kacday aagga heerka labaad markii ay guul ka gaartay kooxda dhibtooneysa ee Manchester United.

Wolves ayaa Manchester United kaga badisay 2-0 Molineux Satdium kulanka Boxing Day, iyada oo labada tababare oo reer Portugal ay soo bandhigeen qaab ciyaareed gaar ah.

Tababare Vitor Pereira ayaa si fiican ku bilowday kulanka, iyada oo Wolves ay heshay guushii labaad oo xiriir ah markii ay garaaceen 10 ciyaartooy oo Man United ah.

Amorim kooxdiisa ayaa ku dhameysatay kulanka 10 ciyaartooy kadib casaan uu qaaay Bruno Fernandes qeybtii labaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here