Shir ku Saabsan Daryeelida Mashaariicda Arimaha Bulshada Oo Baydhabo lagu qabtay.

0
44

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu furay shirka wadatashiga wasaaradaha Shaqada dowlad-goboleedyada dalka iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DFS Ee Mashaariicda Daryeelka Bulshada, kaasi oo socon doono muddo Labo maalmood.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here