Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan ay soo qaban qaabisay Wasaarada Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka KG,ayaa waxaa ka qeyb galay Hay’adaha, NGO-yadda ka shaqeeya Arrimaha Xuquuqul Insaanka, Odayaasha dhaqanka iyo xubno ka socday Wasaaradaha qaar ee Dowladda KG, Waxaana looga hadlay inta uu socdey Aasaaska Naadiyada Xuquuqul Insaanka ee Ururada Bulshada Rayidka ah ee Baydhabo.
waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.