Olole Indha fiiqis ah oo loo Sameeyay Bulshada ku nool Degmada Raaga-Ceelle .

0
114

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Maamulka degmada Raage-Ceelle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa qabtay olole caafimaad oo indha fiiqis lacag la’aan ah loogu sameeyay qaar ka mid ah bulshada deegaanka.

waxay qayb ka tahay dadaallada lagu horumarinayo adeegyada caafimaadka ee degmada, iyadoo diiradda la saarayo dadka aan awoodin inay iska bixiyaan qarashka daaweynta

Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here