Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tan in iyo markii xukumada fedaraalka Soomaaliya ay bilaaway dhaq dhaqaaqa doorasho qof iyo cod ah waxaa isisa soo taraya aragtida ay dhiibanayaan qeybaha kale duwan ee bulshada.
Odayaal iyo waxgaradka Magalada Baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa so dhoweyey Nidamka doorashada qof iyo codka ah ee Madaxweynaha Dalka uu ku dhawaaqay.
Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow.