Bulshada Degmada Balcad oo ka hadlay Muhiimada ay leedahay doorasho qof iyo cod ah.

0
34

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shacabka Magalada Balcad Oo ka Hadlaya hanaanka doorashada qof iyo codka ee dowlada somaliya ku dhawaaqday ayaa sheegay in nidaamka iyo codeenta muwaadinka ay muhiim u tahay doorashada qofka ee uu ku dooranayo madaxweyne dalka iyo dadka muhiim u ah.

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here