Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkaan oo Socon doona Mudo Laba Maalin ah ayaa waxay Wasaarada Amniga Gudaha Dowlada KG Soomaaliya ay u qabatey Ururada Bulshada Rayidka ee Magaalada Baydhabo, kuwaasi oo ka kala yimid Xaafadaha Magaalada iyo Xerooyinka Barakacayaasha.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.