Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay Muwaadiniin ku xernaa xabsiyada Libya.

0
33

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dowladda Soomaaliya oo kaashaneysa Midowga Yurub iyo IOM ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay  ku dhwaad 147 muwaadin soomaliyeeda oo si tahriib ah ku tagay dalka Libya.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here