Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarka ayaa ku saabsanaa sidii loo Xoojin lahaa Nidaamka Maamulka Maaliyadda iyo Daadejinta Adeegyada Dowladaha Hoose Ee Puntland, kaas oo ka Faa’ideysanayo 36 Gudoomiye Degmo kamid ah Degmooyinka Puntland, waxaana soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulka Puntland.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.