Shir lagu heshiisiinayo beello walaalo ah oo lagu qabtay degmada Mahadaay.

0
37

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shir lagu heshiisiinayo beelaha walaalaha ah ee shaqaaqadu dhex martay ayaa lagu qabtay degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Shirkan oo ay ka qeyb galeen odayaasha dhaqanka, waxgaradka, iyo mas’uuliyiinta deegaanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xallin lahaa khilaafka iyo sidii loo adkeyn lahaa nabadda iyo wada noolaanshaha beelaha walaalaha ah.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here