Kulan looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Moqokori

0
30

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Moqokori ee gobalka Hiiraan ayaa lagu qabtay kulan loogu hadalaayay hanaanka qiimeenta amniga degmadaasi kaasi oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Galbeed Hirshabeelle waxaana loo qabtay qaybaha kale duwan ee bulshada degmadaasi.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here