Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar, oo ah magaalo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ee Soomaaliya, waa magaalo si weyn looga beero qaraha, iyadoo gobolka uu caan ku yahay wax-soo-saarka beeraha, oo ay ku jiraan miraha sida qaraha, cambaha, iyo mooska. Ganacsiga qaraha wuxuu door muhiim ah ka ciyaaraa nolosha bulshada magaalada Jowhar, isagoo si toos ah iyo si dad banba ugu xiran dhinacyo badan oo nolol maalmeedka bulshada ah.
waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.