Beeraleyda Jowhar oo Sare Uqaaday wax soo saarka Miraha Cambaha.

0
45

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dalagga Cambaha oo ka mid ah dalagyada ka baxa beeraha Magaalada Jowhar kuwaasi oo beeraleyda oo si sanadle ah usoo saaran noocyo kala duwan oo cambaha ah waxaana loo dhoofiya Magaalooyin badan oo ka mid ah Soomaaliya.

waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here