Fatahaada Wabiga oo Saameeyay Haweenka Beeraleyda Tuulooyin katirsan Jowhar.

0
52

Jowhar – ( Radio Isnaay ) -waa mid ka mid ah Haweenka beeraleyda ah ee ku dhaqan tuulada Raqeyle Cumar Guudley oo hoostimada magalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle waxa ay ka shekeyneysaa saameeynta fatahaada wabiga shabeelle ku yeelatay  dadka beeraleyda ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here