Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Aqoon isweydaarsigan ayaa inta uu socdo looga hadlayaa dhibaatada ay leedahay in Bulshada qeyb kamid ah la heyb sooco ama la takooro sidii loo joojin lahaa, islamarkaana dadkaas ay u heli lahaayeen Xuquuqdooda wixii Adeeg ah Bulshada si siman u wada gaaraan taasoo Diinteeda Suuban ay qabto in si Cadaalad ah Shacabka loogu adeego.
waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo cali.