Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaweynaha JFS Xasan Sheikh Maxamuud oo ka hadlaya dardargalinta hanaanka doorashoyinka dalka ayaa sheegay in ay ka goantahay qabashada doorasho qof iyo cod ah taasi o laga bilaawi doono doorashooyinka dowladaha hoose.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.